PUBLISHED: Jan 07, 2017
DESCRIPTION:
Heestan wadaniga ah waxaa sameeyey Xaashi Xoosh (Geelqaad), waxaana laxanka iyo musiga iska leh Adan Shimbiroleys, waxaana ku luuqeynaya Abdiwali Sayidka, Adan Shimbiroleys, Juba Yare, Mohamed Shino, Sagal Codka iyo Saabir Yare.