Dheeh - Nasir Bashiir - Sweet song 4 Nimca Dareen - Video
PUBLISHED: Nov 13, 2010
DESCRIPTION:
Dheeheeda midabkale
Waa mid loo dhammeeyoo
maba kala dhantaalee
Dhayalsaday kalgacalkoo
Inta uu dhan ii riday
Ma dhexgalay wadnaha oo
Mala dhuubtay awgaa...
Copyright © BANDMINE // All Right Reserved