8 Waayaha Cusub - Anoo Baahidaada Live @ Eastliegh Nairobi - Video
PUBLISHED:  Apr 29, 2013
DESCRIPTION:
Waayaha cusub iyo wacdarahooda Eastleigh peace festival. Showgan qiimaha u leh bulshada Somaliyed ee aan ugu dabaal dagaynay sanad guuradii xornimada Dalkeena 1st July 2012 waxa soo abaabulay iskuna dubariday wacdarana ka dhigay Dhalinta Waayaha cusub ( New Era). Waxan u mahadcelinayna shacabka ku dhaqan xaafada Eastleigh ee aqbalay casuumaada aan u fidinay kuna farxay shaqada aan u hayno sido kale waxan u mahadcelinayna intii garab nagu siisay. Mor Info www.waayahacusub.org or www.somalisunrise.org
follow us on Twitter      Contact      Privacy Policy      Terms of Service
Copyright © BANDMINE // All Right Reserved
Return to top