AUN Cumar Dhuule - Waa Jacayl Aboodiya Lyrics 2010. Somali Hees. By Yuusuf-Yusuf - Video
PUBLISHED: Jan 11, 2010
DESCRIPTION:
Hah. Xaada.
"Waa Jacayl Abodiya,
Ifka ilaarooree,
La itaal dareeyey,
Asaagay iga reebe,
Ii daran naftaydaa,
Ii kaa arkoo,
Kaa eegtay meela,
Dadba laga abaarine."
Buugta ma ku qortaa adoo class dhex fadhiya ama maqane jooga ma noqotaa, qalbigana ma ka awdaa? Ma ogtahay naf sidaasaa inay jirto!!!!!!
Copyright © BANDMINE // All Right Reserved