Kuligeena Shegoband 2014 - Video
PUBLISHED:  Sep 26, 2013
DESCRIPTION:
Kuligeena Hadaan Kasmadeena
iyo Kartideena Isu Keeno
Ninba Kaalintiisa Dadoow
Waan Karnaa Dhismaha Wadankeena

Soo Kacaay Bulshooy Ina Keena
Kadhimeey Kadhimiyo
Kuu Kuun Ha Dheeso Caruurtuye
Kadhimeey Ka Dhim Koow, Laba, Saddex

Ku Dhexdeena Markuu Fikrad Keeno
Kuligeena Hadaan Ku Kalkaalno
Kalsoonidoo Dhisantiyo
Waxay Keeni Kartaa Isku Duubni

Soo Kacaay Bulshooy Ina Keena
Kadhimeey Kadhimiyo
Kuu Kuun Ha Dheeso Caruurtuye
Kadhimeey Ka Dhim Koow, Laba, Saddex
follow us on Twitter      Contact      Privacy Policy      Terms of Service
Copyright © BANDMINE // All Right Reserved
Return to top