Dhaqan - Sir Mohamoud Omar & Kaltuun Bacado 2012 - Video
PUBLISHED: Oct 14, 2012
DESCRIPTION:
Heestan Dhaqan waxaa wada qaadaya fannaaniinta Sir Mohamoud Omar & Kaltuun Bacado, waa Ereyadii Muxiyadiin Good, Musigii Mustafe Dafle. heestani waxay ka hadlaysaa dhaqanka in aan laga tegin, waxayna tusaale u tahay dadka dibadaha ku nool.
Copyright © BANDMINE // All Right Reserved