Hees cusub oo Macaan kuma daayo kaama daalo by bashiir faarax - Video
PUBLISHED:  Apr 19, 2016
DESCRIPTION:
Hees Cusub oo Macaan Kuma Daayo
Ereyadii,Laxankii iyo Codkii,Bashiir Faarax Gurey
Music by: Mxx (Digaale yare)
Sound Record:Digaale Yare Studio Garoowe......
Kuma Daayo
Kaama Daalo
jaceylku Ima daayo

Hadaad i Diido
Diiftiisu ima dayso
waan ku doonan waligeyba
Duntuna iigu kaa xidhan

Daqar Caashaq
Doogtiisu igu daahan
Dawadeedu kugu dayran
follow us on Twitter      Contact      Privacy Policy      Terms of Service
Copyright © BANDMINE // All Right Reserved
Return to top