Heestii Amore - Hodan Abdirahman - Video
PUBLISHED:  Jan 20, 2012
DESCRIPTION:
Heestii Amore oo ee ku luuqeeyso fanaanadda sanadkan ee Minnesota waa Hodan Cabdiraxmaan Dheere.

Ereyada waxaa alifay abwaan lagjar. Laxanka waxaa saaray Dalmar Yare. Musiga macaan waxaa u tumay Cabdiwahaab Cantar Naaji. Waa habayntii Studio Liban Yare.

Heesta waxaa duubay oo video ahaan isugu duway Caato Shaacir Mataan
Make-up -ka iyo Costume Design-ka waxaa sameeyay Amina Zahra

Heestan waxaa loogu deeqay Haweenka iyo Caruurta Soomaaliyeed iyo ururka u shaqeeya ee Somali Women and Children Organization..

Video-ga Heesta Amore waxaa isku dubaridka iyo soo saarista sameeyay maxaacusub.com
Fadlan dhowr oo ilaali xaquuqda maxaacusubdotcom. Jooji bililiqada. Tixgeli xaqqa fanaanka, mu'alifka, musicianka, soo saaraha, iyo dhamaan dadka wax curiya ama soo saara.

Maxaacusubdotcom provides anti-piracy and Intellectual Property protection services for our site and for our youtube channel maxaacusubdotcom. any copyright infringement will be reported

copyrighted: please respect our exclusive rights to the video and don't re-upload it
you can always share our videos by linking or embedding.


maxaacusubdotcom
follow us on Twitter      Contact      Privacy Policy      Terms of Service
Copyright © BANDMINE // All Right Reserved
Return to top